Welcome to Dalab Seller Center

Ku dhax iibi suuqa Dalab Online oo hel boqolaal kun oo macaamiil ah si bilaash ah.

Ka noqo iibiye suuqa Dalab Online oo gaarsii ganacsigaaga Somalia oo dhan.

card9
Card-1
Group-7555
Group-9279
WhatsApp Image 2022-05-13 at 10.18.38 PM

Maxay iibiyayaasha u jecel yihiin Suuqa Dalab Online?

Dhammaan faa'iidooyinka ku jira iibinta Dalab Online , waxaa loogu talagalay inay kaa caawiyaan inaad wax badan iibiso, oo ay kuu fududayso kobcinta ganacsigaaga.

Lacag la,aan

Iibiyayaasha wax ku iibinaya suuqa Dalab Online wax kiro ah ama isdiiwaangalin lagama qaado.  100% waa bilaash

Delivery Wal walwal la'aan

Geysamada alaabaha iyo dhamaan adeegyada macaamiisha anaga ayaa kaa dabarnay Masuuliyadooda.

Kobaca ganacsi kasta

Ganacsiyo yaryar ayaa ku hormariyay ganacsigooda suuqa Dalab Online, noqday ganacsiyo waa weyn.

Hab Ganacsiiyeed fudud

tick Soo gali alaab .
tick Diyaari markii lasoo dalabado.    
tick Lacagtaada ka fiirso Koontadaada.

Sida ay u shaqeyso

1 ----------

Sameeso Akoon

Kaliya waxaad u baahan tahay waa:

*Aqoonsigaaga.

*Akoon Bangi.

2 ---------

Soo Gali Alaab

Soo Gali alaabahaaga adigoo isticmaalayo seller panel kaaga.

3 ---------

Hel Dalabaad

Bilaaw helida Dalabaadka boqolaalka kun ee macaamiisheena.

4 ----------

Geysmo Raqiis ah

Alaabooyinka waxaan macaamiisha ugu geynaa qiimo jaban.

5 ----------

Hel Lacagahaaga

Lacagahaaga waxaa si badbaado leh loogu shubaa akoonkaaga bangiga 3 maalin kadib maalinta lageeyay dalab ka.

0 K
Happy Customers
0
Trust Dalab to sell online
0
Categories to sell online
0
Locations Supported for delivery